Ciidamada amniga dowlada Somalia oo soo afjaray howgalkii ka socday Hotel SYL

Ciidamada amaanka dowlada Somalia ayaa xalay gelinkii dambe xiliga Muqdisho soo afjaray weerar socday muddo ka badan 8 saacadood oo dabley ka tirsan Al-shabaab ay ku galeen hotelka SYL ee magaalada Muqdisho. Soo afjarida weerarkan ayaa waxaa warbaahinta u xaqiijiyey afhayeenka Wasaarada warfaafinta ee Xumuumada Somalia Ismacil Mukhtaar Cumar (Oranjo). Daryanka qaraxyo waaweyn iyo tacshiirad … Continue reading Ciidamada amniga dowlada Somalia oo soo afjaray howgalkii ka socday Hotel SYL